
hadii aad xiisay nayso waxaan kuu hayaa noocii ugu danbeeyay ee game kaan
waxaan kula wadaagi doona sidii aad game kan usoo dajisan lahayd
1. waxaad ubaahan tahay inaad inaad mobile kaaga kushubto apka ppsspp oo aad kahelayso >playstore
2. Sidoo kale apk >Zarchiveir oo ah kan lagu habaynayo game ka isagana playstore ka kalasoo dag
3. waxaad ubahaan tahay file sha game ka oo ah kuwa ugu muhiimsan sidoo kale la.aantood ppsspp maciyaari doontid >Kan koobaad oo ah psp game waa gameka caadiga ah > kan labaad oo ah Save data waakan game ka kuu save garay naaya sida hadii aad cup dhigato oo kale sida champions league ama cup kale ba >kan sadexaad ee udan beeya waa textures wuxuuna qabtaa dharka iyo sidoo kale ciyaartoyda kala wareegtay sida transfer season Ama suuqa kala iibsiga oo kale
Hadabo gameka Bartan ayaad kala soo dagi doontaa
inta aanad ladagin iska hubi mobile kaaga storage kiisa ama maskaxda ugu yaraan mobile kaaga waa inuu noqdaa 4GB Ama ay kabanaan tahay
New features>
1. waa inuu yahay 2024.
2. dhamaan league gagu way kujiraan sido kale.
3. waxa cusub dharka ama kts ka waana nooci udan beeyay oo ay ciyaar toydu gashtaan ama xidhaan.
4. waxaa kujira sidoo kale al nassr iyo inter miami.
FILE SHA GAME KU WAA KUWAN LADAG DHAMAAN TOOD
Sida loo hagaajinayo ama loo habaynayo>
inkas too ay kugu ad kaan karto inaad game kaan buux buuxiso waa hadii aanad hore u aqoon lakiin hadii aad hore utaqaanay ama aad mar uun Zarchiveir wax ku habaysay way kuu fudu daan doontaa inaad kana buux buuxiso waayo hore ayaad usoo aragtay.
1.Kaliya waa inaad soo gasho Zarchiveir kaaga
kadibna doorataa option download
2.waxaad kasii doora taa file ka game iso

FG. labada file ee kale sidaas oo kale ayaad ukala buuxin doonta iyadoo markaad psp doorato ay kusoo bixi doonan khaanada hooda oo ay kuqoran yihiin textures iyo save data waxaanad sidaas kuciyaari doon taa ppsspp
halkaan hadii aad soo gadhay nala soco mar walba waxaad naga heli doon taa games ka noocya dooda kala duwan Thanks dhamaan tiin








Comments
Post a Comment